Thursday, April 30, 2020

QAABKA UGU FUDUD EE HABEENKA KOOBAAD XAASKAAGA LOO BIKRA JABIYO



Qaabka Ugu Fudud ee Bikro Jabinta.

Waxaa inta badan jahwareer lasoo gudboonadaa raga qaarkood qaabka uu Bikra jabin lahayeen xaasaskooda waxayna mararka qaar lagala kulmaan dhibaato aad u farabdan.

Waxa fiican in Ninka oo ka nixin gabadha isla markaa u muujiyo dareen jaceyl xiliga sariirta uu ku bilaabo salaaxis iyo Istiimin lagana rabo in si aad u kuciyo dareenkeeda dhanka raaxada.

Waa in si hoose ugu dagaan dago Siilka una isticmaalo Faasaliin ame kariim jilicsan isla markaa si tar tar tiib ah u geliyo faruuraha hore wallow laga doonaayo in xuubka kore ee Siilka inta badan ku cel celsho horeyna uusan u gelin.

Waa in Gabadha labada Lugood laabto si Ninkeeda ugu sahlo in si fudud ugeliyo siilka, waxaa ninka laga donayan in si aad ah ugu riixin Guskiisa.

Looma Baahna in Awood loo isticmaalo meesha si xun loo tol tolay waxaa ka imaan kara dhaawac daran oo naagta gaarsiin kara heer ey Nacdo Wasmada hadiiba dhowr habeen sidaa yeelo dhib ayaa oga imaan kara mustaqbalka Fog .

Markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo marka la rabo in gabadha la bikro jabiyo, gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin.

Hadii Gabadhaas ku jiifto sariir nooca ay rabto ha noqoto hoosta ka soo geli barkin ku qaas ah oo adag hana isticmaalin nuuca kujiifaneysid waxa laga yabaa in kasoo dareero dhacaan ama Dhiig .

Dumarka qaarkood ayaa si weyn u xanuunsada habeenka bikra jabinta ayadoo si weyn losoo tol tolay inkastoo sanadihi ugu danbeesay aan jirin gabar la isdhihi karo waa bigro sida shegeen raga qaarkood marka guursadeen wallow qaarkood la kulmeen dhacdooyin aan ka fileen gabadhaan lagana yaabo in sababto in la Furo

Sunday, July 7, 2019

Maxaa keena biya baxa deg dega xilliga galmada






Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka
ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba
dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu
soo qaadan doona dhowr qodob oo ah
waxyaabaha keena inuu qofku hore u
biyo baxo.
1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological
factors) (personal problems) qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan
kadibna marka uu guriga yimaado aan
ka helin haweenaydiisa soo dhawayn
aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro
ka qaado haweenaydiisa ama gabadhu
ninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn. (sexual
feelings), qofka oo wakhtiga uu galmada
bilaabayo dareema iskubuuq badan
(excessive nervousness owing to sex).
Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida
waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo
jeedka faraha badan. 2- Qofka oo ay la
soo darsaan
dhibaatoyin xaga jidhkisa ka imida
kuwaas oo ay ka mid noqonayaan,
qanjidh xanuunka (thyroid gland) xiniinta oo ku xanuunta (prostate infective
diseases) iyo cudurada ku dhaca
maskaxda 3- Cabida sigaarku waxay
qeyb weyn
ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin
waayo biyaha wakhtiga galmada, sababtoo ah unugyada dhiiga qaada
waxay noqdaan kuwo aad u yaryar (our
cells become smaller due to smoking)
markuu qofku sigaarka cabo, taasoo
sababta in dhiiga qofku uu xoog u
shaqayn waayo (poor blood circulation). 4- Cunista qaadka, waxa laga yaaba dad
badan inay is waydiiyaan waa maxay
sababta cunista qaadku ay biyo baxa u
keento, qaadka oo ay ku jiraan
maadooyin badan oo raacsan qaybta
mukhadaradka (drug additctive) qofku marka uu qaadka cuno waxa laga yaaba
in hamiga uu u hayo inuu la galmoodo
xaaskisu uu yahay mid aad u sareya
(high capulation drive) lakin inka yar 3
daqiiqo ama 2 daqiiqo ayuu qofku ku biyo
baxaa (early discharge) isagoo markiiba noqda qof hurdo hayso, taasna
waxa ugu wacan cunista qaadka oo ah
daroogo la dagaalamaysa jidhkena
(physical and mentally problem) qofkuna
aanu awoodin inuu marlabaad xaaskisa u
tago. 5- arrintan oo ah tan ugu muhiimsan ee dhakhaatiirka caalamku
isku raaceen inuu keeno biyo baxa
deg dega ah 80% ayaa waxa loo yaqaan
afka qalaad(masturbation) ama qofka oo
isagu gacantiisa iskaga keena biyaha
isagoo kali ah. Waxa loo yaqaano ( siigada ) Waxaana la ogaaday in
dhalinyarada ay ugu
wacantahay in boqolkiba 70 ay ku
keento dhibatadaasi biya baxa deg dega
ah marka uu qofku guursado waxa loo
yaqaano siigada. Cudurada sababa biya baxa deg dega
xilliga galmada waxaa ka mida.
1: cudurka baabasiirka oo ah cudur
khatar ah ahna cudurka ugu horeeya ee
sababa biya baxa deg dega ayaa ugu
badan asbaabaha keena biya baxa deg dega ah iyadoo waliba la socdaan tabar
yari xagga raganimada ah boqolkiiba 80
ayuu sababaa baabasiirku biya baxa deg
dega xilliga galmada.
2: cudurka sonkorowga ayaa isaguna ah
sababaha keena biya baxa deg deg ah. 3:qalliimada qaar ee lagu sameeyo
xubnaha taranka ragga oo iyaguna
sababa biya baxa deg dega xilliga
galmadda.
4: xanuunada qaar sida infekshanada
qaarkood iyo xanuunada kilyaha ku dhaca qaarkood ayaa iyaguna sababi
kara biya baxa deg dega ah.
5:bixinta mid kamida xiniinyaha ragga oo
iyaduna sababi karta biya baxa deg dega
ah. Daaweeyn malee yahay biya baxa deg
dega ah? Haa daaweyn rasmiya ayuu leeyahay si
fudud ayaana looga bogsoodaa biya baxa
deg dega ah inshaa allaah.
La soo xiriir dhaqaatiirta webkani hadii
aad isku aragto biya baxa deg dega ah
ama aad isku aragto tabar yari xagga ragganimada ah iyo dhibaatoyinka guud
ee la soo dersa xubnaha taranka ragga
iyo dumarka ba. Dhaqaatiirtu waxey
hubineysaa asbaabta ka dambeysa
dhibaatada kadibna inshaa allaah
daawada ku haboon ayaa laguu diyaarinayaa si fudud noogu soo gudbi
hadii aad isku aragto cillad xagga
raganimada ah inshaa allaah waxaan
diyaar u nahay caawintaada talo iyo
tusaaleyn inshaa allaah mahad sanidiin