Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka
ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba
dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu
soo qaadan doona dhowr qodob oo ah
waxyaabaha keena inuu qofku hore u
biyo baxo.
1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological
factors) (personal problems) qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan
kadibna marka uu guriga yimaado aan
ka helin haweenaydiisa soo dhawayn
aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro
ka qaado haweenaydiisa ama gabadhu
ninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn. (sexual
feelings), qofka oo wakhtiga uu galmada
bilaabayo dareema iskubuuq badan
(excessive nervousness owing to sex).
Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida
waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo
jeedka faraha badan. 2- Qofka oo ay la
soo darsaan
dhibaatoyin xaga jidhkisa ka imida
kuwaas oo ay ka mid noqonayaan,
qanjidh xanuunka (thyroid gland) xiniinta oo ku xanuunta (prostate infective
diseases) iyo cudurada ku dhaca
maskaxda 3- Cabida sigaarku waxay
qeyb weyn
ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin
waayo biyaha wakhtiga galmada, sababtoo ah unugyada dhiiga qaada
waxay noqdaan kuwo aad u yaryar (our
cells become smaller due to smoking)
markuu qofku sigaarka cabo, taasoo
sababta in dhiiga qofku uu xoog u
shaqayn waayo (poor blood circulation). 4- Cunista qaadka, waxa laga yaaba dad
badan inay is waydiiyaan waa maxay
sababta cunista qaadku ay biyo baxa u
keento, qaadka oo ay ku jiraan
maadooyin badan oo raacsan qaybta
mukhadaradka (drug additctive) qofku marka uu qaadka cuno waxa laga yaaba
in hamiga uu u hayo inuu la galmoodo
xaaskisu uu yahay mid aad u sareya
(high capulation drive) lakin inka yar 3
daqiiqo ama 2 daqiiqo ayuu qofku ku biyo
baxaa (early discharge) isagoo markiiba noqda qof hurdo hayso, taasna
waxa ugu wacan cunista qaadka oo ah
daroogo la dagaalamaysa jidhkena
(physical and mentally problem) qofkuna
aanu awoodin inuu marlabaad xaaskisa u
tago. 5- arrintan oo ah tan ugu muhiimsan ee dhakhaatiirka caalamku
isku raaceen inuu keeno biyo baxa
deg dega ah 80% ayaa waxa loo yaqaan
afka qalaad(masturbation) ama qofka oo
isagu gacantiisa iskaga keena biyaha
isagoo kali ah. Waxa loo yaqaano ( siigada ) Waxaana la ogaaday in
dhalinyarada ay ugu
wacantahay in boqolkiba 70 ay ku
keento dhibatadaasi biya baxa deg dega
ah marka uu qofku guursado waxa loo
yaqaano siigada. Cudurada sababa biya baxa deg dega
xilliga galmada waxaa ka mida.
1: cudurka baabasiirka oo ah cudur
khatar ah ahna cudurka ugu horeeya ee
sababa biya baxa deg dega ayaa ugu
badan asbaabaha keena biya baxa deg dega ah iyadoo waliba la socdaan tabar
yari xagga raganimada ah boqolkiiba 80
ayuu sababaa baabasiirku biya baxa deg
dega xilliga galmada.
2: cudurka sonkorowga ayaa isaguna ah
sababaha keena biya baxa deg deg ah. 3:qalliimada qaar ee lagu sameeyo
xubnaha taranka ragga oo iyaguna
sababa biya baxa deg dega xilliga
galmadda.
4: xanuunada qaar sida infekshanada
qaarkood iyo xanuunada kilyaha ku dhaca qaarkood ayaa iyaguna sababi
kara biya baxa deg dega ah.
5:bixinta mid kamida xiniinyaha ragga oo
iyaduna sababi karta biya baxa deg dega
ah. Daaweeyn malee yahay biya baxa deg
dega ah? Haa daaweyn rasmiya ayuu leeyahay si
fudud ayaana looga bogsoodaa biya baxa
deg dega ah inshaa allaah.
La soo xiriir dhaqaatiirta webkani hadii
aad isku aragto biya baxa deg dega ah
ama aad isku aragto tabar yari xagga ragganimada ah iyo dhibaatoyinka guud
ee la soo dersa xubnaha taranka ragga
iyo dumarka ba. Dhaqaatiirtu waxey
hubineysaa asbaabta ka dambeysa
dhibaatada kadibna inshaa allaah
daawada ku haboon ayaa laguu diyaarinayaa si fudud noogu soo gudbi
hadii aad isku aragto cillad xagga
raganimada ah inshaa allaah waxaan
diyaar u nahay caawintaada talo iyo
tusaaleyn inshaa allaah mahad sanidiin